Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

23rd December 2024  admin  

Mazen al-Xamada iyo Xabsiga Saydnaya: Waxaa maalinkasta nagula khasbi jiray inaan nadiifino dhiiga maxaabiista la laayay Mazen al-Hamada wuxuu 1977-dii ku dhashay magaalada Deir Ezzor, oo kamid ah magaalooyinka ugu waaweeyn wadanka Suuriya, si lamid ah kumanaankii dhalinta ahaa ee la kacaatimayna, waxay noloshiisu iska ahayd mid rajadu ay wehel u tahay oo u nool […]

23rd December 2024  admin  

Qaar kamid ah ciidankii dagaalka Raaskanbooni lagu qabtay ayaa saaka lakeenay xerada ciidanla Jubbaland ee duleedka buurta RaaskanbooniCulu a

23rd December 2024  admin  

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa heshiis ku gaadhay in ay meesha ka saaraan khilaafkii dhexdooda, ayna bilaabaan wada-hadallo farsamo; iyada oo Itoobiya heleyso marin-badeed; iyada oo ilaalinaysa Midnimada Soomaaliya. Waxa kale heshiisku suragelinaya Itoobiya ay hesho deked ay ku adeegsato, waxa jiraya heshiisyo laba geesood ah; Qandaraas, kiro, iyo habab la mid ah oo ay Itoobiya […]

23rd December 2024  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland oo xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaanka Raaskaambooni ee gobolka Jubbada hoose.

23rd December 2024  admin  

Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow

23rd December 2024  admin  

maxaa beesha Daarood looga reebay wafdiga masaxweynaha. Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Culusoww iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo ay ka maqan yihin beesha Daarood ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa. Ankara u yimid ka qeybgalka […]