Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
24th November 2024 admin
Maxay ka dhigan yihiin go’aanadda ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee xakamaynta hubka? Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen Muqdisho waay ka soo saareen awaamiir ka kooban dhowr qodob oo ay kaga hadleen xaaladda xamaynta hubka ee dalka ka dib dhacdadii Caabudwaaq ee hub ku rarnaa gawaari […]
24th November 2024 admin
Wareysi: Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Maraykanka ayaa dhiirigeliyay “horumarka sii kordhaya” ee laga gaarayo dadaallada nabada iyo dib u heshiisiinta ee Itoobiya, 20 bilood ka dib xabbad joojintii ka hirgashay gobolka waqooyi ee Tigray, sida uu sheegay sarkaal sare oo Maraykan ah. Bishii November sannadkii 2022-kii, dawladda Itoobiya iyo hoggaamiyeyaasha […]
24th November 2024 admin
Dalabkii Leyla-yar inta aysan ku geeriyoon Digfeer iyo mahadhadii uu ku reebay kalkaaliso Maraykan ah Lynn Matthews oo ah haweeney kalkaaliso caafimaad ah una dhalatay dalka Mareykanka, ayaa ka sheekaysay dhacdo aan qalbigeeda ka bixin oo ay Muqdisho kula kulntay 1992-dii, taasoo ahayd gabar yar oo 12 jir ahayd oo iyadoo xabad ku soo dhaawacantay […]
24th November 2024 admin
Hubkii Sharci-darada Ahaa & Warmurtiyaadka Villa Somalia/Galmudug!
24th November 2024 admin
Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.
24th November 2024 admin
Diidiinka ugu da’da weyn dunida ee u dabaal dagaya dhalashadiisa iyo waayihii uu soo maray Diidiinka ugu da’da weyn dunida oo lagu magacaabo, Jonathan oo ku nool dalka Seychelles, ayaa waxaa loo dhigayaa toddobaadkaan munaasabad loogu dabaal dagayo dhalashadiisii 191-aad. Wuxuu dhigay rikoor cusub oo waxaa uu noqday Diidiinka dunida ugu da’da weyn ee abid […]