Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
24th November 2024 admin
Xildhibaano Golaha Shacabka horgeeyey mooshin ajendle Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa horgeeyay golaha mooshin ku saabsan wax ka baddalka ajandayaasha maalmahan ay ka doodayeen. Xildhibaanadan ayaa dalbaday ka doodista arrimo ay ka mid yihiin amniga marxaladda uu dalka hadda ku jiro sida arrinta hubka ee Caabudwaaq oo maalmahaan […]
24th November 2024 admin
Gobolkee ku yaallaan xirmooyinka shidaal ee dowladda Turkigu ka bilaabayso baarista iyo qodista? Maalmo ka hor ayey ahayd marii magaalada Ankara ee dalka Turkiga ay heshiis ku saabsan shidaalka ay ku wada saxiixdeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga sida ay daabacday wakaaladda wararka Tukriga ee Anadol oo soo xiganeysa waiirka Tamarta iyo Macdanta dalka Turkiga Alparslan […]
24th November 2024 admin
Sanatar Dhagey “Xukuumadda wax aan micno lahayn ayay ku Mashquul santahay cid la xisaaabtami kartana Ma jirto, Adduunka waxaan uga necbahay Guddoomiye qof hadlaysa soo dhax gala”.
24th November 2024 admin
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WAKIILKA ARRIMAHA SIYAASADDA IYO XIRIIRKA CAALAMIGA AH. Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 20-ka Luulyo 2024, kuna saabsan magacaabid Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu tixgeliyey: […]
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya?
24th November 2024 admin
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya? Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa waxay heshiis baaris shidaal ah la saxiixatay dawladda Turkiga kaas oo uu Turkigu shidaal ka baari doono saddex aag oo ku yaalla gudaha biyaha Soomaaliya, sidaas waxaa daabacay wakaaladda wararka Tukriga ee Anadol oo […]