Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025  admin  

Warysiga Maxamed Xuseen Xasan oo ka tirsanaa Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab Waxaa Soo Qabtay Ciidanka Baarista Danbiyada ee Gobalka Nugaal Waxaan lagu soo qabqabtay Magaalada Garoowe.

25th February 2025  admin  

Feysal Cali Waraabe oo yidhi Daaroodku Sool iyo Sanaag Ma Jubooyinkey Moodeen?

25th February 2025  admin  

Hawlaha Arlada Haddii Lagugu Aamino Hawlaha Arlada Haddii Lagugu Aamino

25th February 2025  admin  

Maxaa ka soo baxay wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya? Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM. Wasiirka gaashaandhigga Itoobiya Caaisha Maxamed iyo wafdi ay hor-kacayso oo shalay Muqdisho tagtay ayaa la kulamay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, […]

25th February 2025  admin  

Ciidanka Amniga ee Puntland oo fuliyey howgal ka dhan ah kooxaha Argagaxisada ee ku dhuumaaleysta qeybo kamid ah buuraha gobolka Barri.

25th February 2025  admin  

Agaasimaha bililiqada iyo iibka hantida Qaran iyo Qabuuraha ayaa la magcaabay Waxa markii ugu horaysay taariikhda Soomaaliya la magcaabay agaasime shaqadiisu tahay IIbka oo ka howl geli doona xarunta madaxtooyada. Agaasimahan oo inta badan la shaqaynaya qoyska madaxweytnaha ayaa ka soo jeeda beesha Madaxweynaha Hawlaha Arlada Haddii Lagugu Aamino