Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
23rd November 2024 admin
Faahfaafin ka soo baxaysa wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya ee wakhtigooda laga soo hormariyey Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay is-afgaradkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland sanadkan, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga. “Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay soo […]
23rd November 2024 admin
The Ethiopian prime minister, Abiy Ahmed, has repeated separate occasions that his country has a population of 120 million and that their landlocked country would not survive economically if Ethiopia does not get an ocean access. He argues that his country spends around $1.6 billion dollars for port fees, and he instead prefer to have […]
23rd November 2024 admin
Wasiirka Arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa sheegay in Ethiopia ay dhawaan dowladda Soomaaliya uga codsan-doonto helitaanka dekad islamarkaana ay aqoonsandoonto madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya Wasiirka ayaa yiri”Waxaan rabaa in aan Madaxweynaha u soo gudbiyo in Soomaaliya iyo Itoobiya ay isku raaceen hanaan iyo qorshe lagu soo afjarayo khilaafkii ka dhaxeeyay Itoobiya […]
23rd November 2024 admin
Muqdisho iyo Hargaysa ma maamul kale oo ay beesha Daarood yeelato ayeey diyaar yihin mise waxa jira wax qarsoon oo aan soo shaac bixin, Markii hore ee uu madaxweyne Xasan Culusoow dalka hogaaminayey oo ay socotay maamul u samayntiii maamulka Jubbaland , isaga iyo kooxdiisa Damuljadiid iyo siyaasiyinta Beesha Isaaq ee ka mid ah dawlada […]
23rd November 2024 admin
Diyaarad rikaab waday ayaa ku dhacday gobolka Sao Paulo ee dalka Brazil. عاجل… سقوط طائرة ركاب فوق ولاية ساوباولو البرازيلية. الطائرة من نوع (ATR 72–500) تابعة لشركة Voepass البرازيلية وتسع 68 راكب ولقي جميع المسافرين مصرعهم بالإضافة لطاقم الطائرة.pic.twitter.com/ldD9ZbCYJE — إياد الحمود (@Eyaaaad) August 9, 2024
23rd November 2024 admin
“Waxaanu booqasho iyo salaan ugu tagnay Maxamuud Ciise Yey, oo laba wiil oo uu dhalay ku shahiideen halgankii deegaannada SSC-Khaathmo lagaga saaray duullaankii gardarrada ahaa. Gobannimada waxa loo huraa waxa ugu qaalisan, wax naf ka qaalisan oo la bixiyaana ma jirto, Maxamuudna wuu hayaa wixii uu u halgamay wiilashiisana uu ku waayey, wax ka qiimo […]