Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

14th May 2025  admin  

Haweeneey daawooyinka la isku caddeeyo marisay lix cunug oo ay dhashay iyo wixi ay la kulantay Haweeney ka soo jeeda waqooyiga dalka Nigeria ayaa ka niyad jabtay kaddib wiilkeeda oo labo jir ah markii uu isbeddelay midbaka wajiga iyo lugaha. Cadaadis kaga yimid dhanka qoyskeydda ayaa sababay in haweeneydan 32-jirka ah ay caddeyso dhammaan lixdeeda […]

14th May 2025  admin  

Odayaasha dhaqanka beesha Duduble ee (Maxamuud Hiraab) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo culus u soo jeediyey Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Al-Cadaala iyo beesha Saleebaan, gaar ahaan macawiisleyda degan degmada Baxdo.

14th May 2025  admin  

“Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waxay si cad u beeninaysaa eedaymaha la faafiyay ee la xiriira Xarunta ay dhawaan ka furtay magaalada Gaalkacyo ee daanta Galmudug” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid Puntland. Hay’adda NIRA waxay warsaxaafadeedka ku caddaysay in […]

14th May 2025  admin  

Maxaa ka dhalankara xariga duqa magaalada Istanbul oo si weyn uga soo horjeeda Erdogan? Duqa magaalada oo si weyn uga horjeeda madaxweyne, Recep Tayyip Erdogan, ayaa si rasmi ah loo xiray iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq. Ekrem Imamoglu oo ah duqa magaalada Istanbul ayaa la filayay in xisbiga Jamhuuriga ee CHP u xushaan in uu […]

14th May 2025  admin  

Maamulka Degmada Buraan oo Gudiga Taakulada Ciidamada Puntland ku wareejiyey Xoolo iyo Raashin ay ku Garab Istagayaan ciidamada Dowaldda Puntland Axmed shaam

14th May 2025  admin  

Duqa Muqdisho“Gudoomiyow hadey shaqadaada fiicnaan weyso waa ku badalayaa ileen faa’iido badan malihid qof shaqada igaaga dheelaayo marabo”