Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025  admin  

Maraykanka oo ku sheegay shirkii Muqdisho Shinbirayohow_heesa_ Maraykanka oo shirkii Canaasiirta Muqdisho dhowaan ku shirtay ku sheegay Shimbirayohow heesa iyo gole Soomaalida qaarkeed lagu dulminayey Dowladda Maraykanka ayaa gabi ahaanba lahortimid go’aanadii Madasha kasoobaxay, waxayna Tori. “Saamileyda siyaasada ee muhiimka ah, waa inay tallo kuyeeshaan arrimaha federaalka iyo qaabla doorashooyinka, go’aan walba oo aan loodhamayn, […]

11th May 2025  admin  

Ma dhahayno waxbaan ka soo saarnay Soomaaliya ka hor intaan Ceelasha shidaalka la qodin Waxa jira cadow badan oo fafinaya been oo leh Turkiga ayaa wax walba qaatay BREAKING 🚨 Turkey’s Energy Minister: “We cannot claim we discovered anything in Somalia before drilling results. Hostile actors are spreading disinformation, falsely claiming the oil deal heavily […]

11th May 2025  admin  

Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Mudane Saciid Jaamac Qorsheel ayaa kormeer shaqo ku tagay DegmadQa Iskushuban ee gobolka Bari isagoo fulinaya Balanqaadkii Madaxweynaha Mudane Saciid Cabdullaahi Deni horay u galay ee ahaa in la kormeero Degmada Waxna laga qabto Baahiyaha Jira,,

11th May 2025  admin  

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa eedayn culus dusha uga tuuray, siyaasada Dowladda iyo xaaladaha ay damacsan tahay

11th May 2025  admin  

Haddaad iswaydiinaysay Xagee aadeen ciidanka Koonfurta Soomaaliya loo tababaray. Boqolaal kun oo ciidan Soomaaliyeed ah oo ay ku baxday Bilaayiin doolarka Maraykanka ah ayaa loo tababaray koonfurta Soomaaliya, si ay uga xoreeyaan alshabaabka , hase ahaatee ilaa hadda ma jirto Tuulo ay ka xoreeyeen , gaar ahaan inta madaxweynaha hadda xilka hayaa Xasan Culusoow xilka […]

11th May 2025  admin  

Mascuud: Ninka sababay in Hindiya iyo Pakistan ay is fara-saaraan Horaantii todobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaalo ah ku qaadday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, taas oo jawaab u ahayd weerar khasaara badan dhaliyay oo ay mintidiinta ku qaadeen dalxiisayaasha Hindiya ee Kashmir laba toddobaad ka hor oo ay ku dhinteen 26 qof. Hindiya waxa […]