Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
23rd November 2024 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei ee dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga noqon lahaayeen dadka Maalgashiga ku sameysanaya Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyadda XFS mudane Maxamed […]
23rd November 2024 admin
Maxay tahay sababta abalmarinta loo guddoonsiiyay ciidamada Nigeria ee ka howlgala Soomaaliya? Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa abaal-marin guddoonsiisay 160-askari oo ka tirsan booliska dalka Nigeria, kuwaasi oo ku muteystay abaal-marinno sida wanaagsan ee ay u guteen howshooda nabad-ilaainta iyo amniga Soomaaliya. Saraakiisha cutubka 12-aad ee qeybta Booliiska […]
23rd November 2024 admin
Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen labada dhinac. “Labada Madaxweyne ayaa waxay isku afgarteen in kor loo qaado xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ee Shiinaha iyo Soomaaliya, lana […]
23rd November 2024 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah h u naxariistee Cabdi Casiis Maxamed Siciid Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday gobolka British Columbia, Canada Waxaan halkan si gaar ah ugu tacsiyadeenaynaa Adeerkiis uu jeclaa Cumar Saciid Walaalihiis u ka mid yahay saaxiibkayo Najiib iyo Caruurtii uu ka […]
23rd November 2024 admin
Masar oo golaha amaanka ee QM u sheegtay inay talaabo qaadi doonto haddii ay Itoobiya sii waddo buuxinta biyoxireenka Masar ayaa sheegtay in dal ahaan ay leedahay xaq ay ku qaadi karto talaabooyinka lagama maarmaanka u ah xaqiijinta bedqabka biyaheeda, sababo la xiriira biyo xireenka ay Itoobiya ka dhistay wabiga Niil. Xukuumadda Qaahira ayaa arrintaas […]
23rd November 2024 admin
Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda dagaal ee Ceerigaabo Guddi dhex-dhaxaadin ka waday beelo dagaal uu ku dhex maray magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno hoosatga ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay wada qaateen baaqyada nabadda, islamarkaana dhowaan lasoo gebagebeyn doono colaadda. Shaqaaqada ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad toban qof oo kasoo jeeday qabiillada dagallamay, ayada […]