Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

23rd February 2025  admin  

Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiisha qorsheysa weerara iyo kuwa kale oo […]

23rd February 2025  admin  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda PuntlandH.E Abdirahman Khaliif Faarah ayaa la shiray Wasiirka ayaa guddiga qaxootiga iyo magalya-doonka ku adkeeyey inay nabadda kala shaqeeyaan laamaha Dawladda Puntland iyo inay iska qabtaan qofkii ay ka dareeman inuu halis ku yahay nabadgelyada guud ee wadanka. Sidookale, Wasiirka ayaa guddiga qaxootiga la wadaagay […]

23rd February 2025  admin  

War-murtiyeed laga soo saaray shir Badhan uga socday dhaqanka gobollada Sanaag iyo Sool:

23rd February 2025  admin  

Somali general confident of defeat against IS. or almost a month, security forces in the semi-autonomous Somali region of Puntland have been advancing on the mountainous hideouts of Islamic State militants. The fiercest clashes occurred late last week when the regional forces dislodged the militants from Turmasaale, a strategic location about 150 kilometers southeast of […]

23rd February 2025  admin  

Ninkii gubay kitaabka quraanka oo toogasho lagu dilay Ninkii sababta u ahaa inay dhacaan banaanbaxyo rabshado wata ka dib marki uu gubay kitaabka quraanka ayaa toogasho lagu dilay dalak Sweden, sida ay warbaahinta maxalliga sheegtay. Salwan Momika oo 38 jir ah ayaa la sheegay in lagu dilay guri ku yaalla Södertälje, oo ka tirsan magaalada […]

23rd February 2025  admin  

Magaalada Bosaaso ayaa maanta laga Musaafuriyay Boqalaal Ajnabi itoobiyaan ah kuwaaso oo an wax sharci ah ku joogin Puntland islamarkaasna ay ciidamada amaanku ka qabteen gudaha Boosaso xili ay Howlgalo lagu xaqiijinaayo Amniga ka wadeen.