Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

18th April 2025  admin  

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa kala hadlay Cuqaasha Damalaxagarre inay Nabada ka shaqeeyaan, Xalna laga gaaro khilaafkii dhawaan ka dhacay Dooxada Dureera. Guddiga gaar ka ah ee ka socda Golaha Wakiillada Puntland oo socdaal nabadeyn ah ku jooga Gobolka Sanaag ayaa Maanta booqday deegaanka Damalka oo ka tirsan degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Ujeedda […]

18th April 2025  admin  

Sidoo kale Ciidanka ayaa soo riday Ilaa 3 drone ay adeegsanayeen Argagixisada naf la caariga ah ee Daacish. Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku jira howlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa la wareegay talisyo waaweyn iyo Ceelashii biyaha ay Argagixisada ka dhibaateyn jireen bulahada Waxaana ka mid ah Difaaca Shamuurka oo ka mid ah difaacyada weynaa ay […]

18th April 2025  admin  

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah ha u naxariiste Maxamed Warsame Axmed (Gurey Warsame) , oo saaka ku geeriyooday magaalada Dhahar ee gobolka Hayland. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, […]

18th April 2025  admin  

Puntland oo aan ka soo muuqan Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ee dalka

18th April 2025  admin  

Madaxweynahan Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay Gabadhiisa Jihaan Culusoow in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee aabaheed Jihaan ayaa aabaheed horay ugu magcaabay La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Amniga iyo Dib-u-habaynta Ciidamada ee Xafiiska Madaxweynaha tan iyo Agoosto 2023. Umadda Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha ka sugaysay in uu wax ka bedelo hogaankiisa iyo […]

18th April 2025  admin  

Jihaan Culusoow oo xil hor leh loo magcaabay