Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

23rd February 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir.,Tani Waxay Noqonaysaa Goojacadihii Labaad tan 3’aadna Calmadoow ayeey Noqonaysaa,,,,

23rd February 2025  admin  

Shiikh Cali Maax “Qof walba oo muwaadin ah waa ku waajib inuu taageero dagaalkaas ka socda Buuraha Cal-miskaad, naf iyo maalba waa in loo huraa”. – Khudbadda Masjidka Rowda ee Boosaaso.

23rd February 2025  admin  

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda DPL Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa sheegay in sadex asbuuc gudahood in ciidanka Puntland ay soo saareen 300 oo miino oo dhulka lagu aasay

23rd February 2025  admin  

Ciidamada Puntland oo guulo ka gaaray dagaalka Daacish Afhayeenka ciidamada Puntland, General Maxamuud Maxamed Faadhigo, oo ka hadlay xaaladda dagaalka ay ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Daacish, ayaa VOA u sheegay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay xaaladda goobihii lagu dagaallamay afartii bishan ay degganeyd oo aysan dhicin wax dagaal ah. Afhayeenka ayaa […]

23rd February 2025  admin  

Waxaan u sheegaynaa madaxweynaha “Remote dalka laguma maamul karo”. Ina Faroole kabaha kula tuntay H Sheikh. “Remote dalka laguma maamul karo”. Ina Faroole waa siyaasi Puntland Kala wayn tahay Taraha. pic.twitter.com/3JocM4RBIj — Sakhiya O Salad (@SakhiyaSalad) February 6, 2025

23rd February 2025  admin  

Dhawaqii maanta kasoo yeeray labadii isku sidkanaa ee Hogaanka Golaha Shacabka BJFS iyo OPM Somalia maxuu ahaa?.