Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

22nd December 2024  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

22nd December 2024  admin  

Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah? Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland ay yeelato taasoo muujineysa khilaafka xooggan ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka Puntland ee ku saabsan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, […]

22nd December 2024  admin  

Amarkii hogaamiyaha SNM Ciro siiyey Maleeshiyaadkiisa ayaa saaka ka bilowday degmada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Askarta SNM ee ka soo wada jeeda beesha Isaaq intaan lagu amrin Inay bililiqaystan guryaha beelaha Harti ee magaalada Ceerigaabo, waa kuwii horay suuqyada Ceerigabo shacabka aan hubaysnayn ugu toogan jiray oo aan mid ka mid ah loo soo […]

22nd December 2024  admin  

Goobe oo wasiirka dumarka ahaa, oo xilkan aad u j jeclaaLana qabsan waayey ayaa xilkii laga bedelay. Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa […]

22nd December 2024  admin  

Aduunka ma Jiraan dalal labo lacag lleh oo ay Puntlsnd ka mid noqonayso Dalalka ay Puntland ka mid noqonayso, oo cqaarkood ay ku kaliftay inay lacag samaystaan duruufo la mid ah tan Puntlnad maanta haysara ee ay ku doonayso inay lacag samaystan aya waxa ka mid ah: Zimbabwe: Due to hyperinflation, Zimbabwe abandoned its own […]

22nd December 2024  admin  

Arin aan Soomaaliya aan horay loogu arag oo ka baxsan dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ayaa lagu arkay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Dhacdadan foosha xun ee aan horay Soomaaliya uga dhicinh ee ah in haween ka tirsan maamulka Somaalilnand oo ay ilaalinyaan askarta maamulkaasi inay u dhacaan ama jabsadaan guryihii lbeelaha Harti ku […]

22nd December 2024  admin