Category Archives: Mooryaanta

12th March 2025  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

12th March 2025  admin  

Guddiga Taakuleynta iyo Daryeelka oo gaaray Itoobiya

12th March 2025  admin  

Duqa Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa xaal-mariyey wiil Yemeni ah oo maanta askari ku jidh diley caasimadda.

12th March 2025  admin  

Hoos ka daawo Caasimadda Puntland sida ay aad ugu kortay

12th March 2025  admin  

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wareysi gaar ah uu siiyay BBCda uga hadlay qoddobo dhowr ah oo ku aadan amniga dalka oo ay ka mid yihiin dagaalka lagula jiro Alshabaab, Duqeymaha cirka ah ee ay dowladdu ka geeysato goobaha ay Alshabaab kula dagaallanto iyo arimo kale. Wasiirka oo ka hadlay deegaanada uu […]

12th March 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte oo la xiray Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, oo la sheegay inuu geystay intii uu socday dagaalkiisii ka dhanka ahaa daroogada, taasoo ahayd […]

12th March 2025  admin  

Maxaa ka soo kordhay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen hotel ku yaalla Beledweyne, yaase ku dhintay Weerar qaraxyo ku billowday ayaa saaka lagu qaaday hotel ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in la isku gabbal dhacsaday. Qaraxa ka dib ayaa waxaa gudaha u galay hoteelka […]