Category Archives: khudbado
31st October 2024 admin
“Dowladda Puntland waxay dalka ka sifeynaysaa argagixisada ku dhuumalaysanaysa buuralayda Puntland” Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni “Dowladda Puntland waxay dalka ka sifeynaysaa argagixisada ku dhuumalaysanaysa buuralayda Puntland” Madaxweyne @HESaidADeni https://t.co/Ht5RGaLhQ5 pic.twitter.com/yNCbdL6HLF — Puntland State TV (@puntlandstatetv) October 26, 2024
31st October 2024 admin
Sidee wax uga dhaceen Turkiga, yaase loo maleynayaa in ay ka dambeeyaan weerarka? Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay xarun ay leedahay shirkad duulimaad oo ku dhow caasimadda Turkiga ee Ankara, sida ay masuuliyiintu xaqiijiyeen. Wasiirka arrimaha gudaha Ali Yerlikaaya ayaa sheegay in saddex ka […]
31st October 2024 admin
Shirka Haweenka Adduunka u gaarka aha ee lagucqabtay New York ee looga hadlayay sinaanta xuquuqda Haweenka, Ururka Damul jadiid e uu hogamiyo Xasan Culus waxay u so dirsadeen inay Dumarka Soomaaliyed kj metelaan Saddex Rag ah oo ka mid ah ururkaas
31st October 2024 admin
Wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland ayaa maanta Warshad Oxygen gaysay Magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan. Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaraadda Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayna ku wehelinayeen wasiiru-dawlaha Ahmed Shiikh Farax, lataliyaha Madaxweynaha Caafimadka Dr Abdirahmaan Siciid Gacamey, Agaasimaha Qorshaynta Mudane Idiris Abdulaahi Mohamed, Drs. Tufax Maxamed Ducale iyo Xildhibano ka tirsan Barlamanka Puntland ayaa […]
31st October 2024 admin
Puntland wey noo yeertay waana tageynaa deegaanada Puntland, Duruufta iyo xaalada dalka uu ku sugan yahay waad u jeedaan arimo wadatashi ayaana u baxeynaa”. Xildhibaanada Puntland ku metela Golaha Shacabka