Category Archives: khudbado

21st May 2025 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

21st May 2025 admin
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo horay uga mid ahaa Golaha Wakiilada Puntlland, ayaa aad uga hor yimid Danaystayaal koox ka soo jeeda beesha Warsangeli \ oo horay Soomaaliya uga soo qabtay Wasiiro Federaal ah, kuwa Puntland ah iyo Gudoomiye Baarlamaan. Kooxdan ayaa hadda ka shaqaynaysa siddii ay isaga hor keeni lahaayeen maamulka Puntland iyo Beesha Warsangeli […]

21st May 2025 admin
Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan gobolka Sanaag ka hirgelisay Kastam ay ku yeelanayso Wasaaraddu. Kastamkan ayaa noqon doona mid qayb ka qaata dardargalinta dakhliga gobolka Sanaag waxaana Wasaaradda Maaliyaddu geysay Shaqaalihii, Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo dhammaan adeegyadii kala duwanaa ee muhiimka u ahaa shaqada kastamka. Gudoomiye Kuxigeenka gobolka Sanaag oo […]

21st May 2025 admin
Waxaa maanta Dekeda Magaalada Boosaaso ku soo Xirtay Markab Siday Mucaawino isugu jirta Raashin iyo Agab kala duwan oo loogu talaga galay dadka tabaalaysan oo ku nool deeganada Puntland iyo sido kale dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Mucaawinada oo ka timid Dalka Isutaga Emaraadka Carabta Gaar ahaan Hayadda Bisha Cas Waana Mucaawino ka kooban 220Ton.

21st May 2025 admin
Jaaliyadda Reer Minnesota oo si buuxda u taageertay Musharax Mahamoud Hassan (BBC) oo u taagan Golaha Degaanka ee Minneapois ee Degmada Lixaad.

21st May 2025 admin
afladaan waxaa ku kala jabay Labo koox oo kala ah Kooxda Habar Awal Iyo Kooxda Garxajis. Xaflada waxaa dhigtay Kooxda Wadani ee Garxajis waana sababta keentay in Kooxda Habar Awal ay Booliska la hadlaan oo ay ku Hanjabaan haddii aan Xaflada la joojin ay xoog ku gali doonaan halkaana fowdo ka dhici doonto. Booliska oo […]

21st May 2025 admin
Maamulka Isaaqland oo soo bandhigay Qalfoof, Caruusado iyo Kuraasta Curyaamiinta. Maamulkii Isaaqland oo sheegan jiray inay Soomaali inteeda kale ka go’een ayaa maanta iyaga hub ka dhigis lagu sameeyey oo wada fuushan gawaarida Curyaamiinta maray barxaddii ay horay ugu kibri jireen 😂 The secessionist clan enclave's May 18 event, featuring a 'doll and pram' theme, […]