Category Archives: khudbado

26th April 2025  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

26th April 2025  admin  

Harti isma damci karo Waa is yaqaana, Caaqil saxardiid cali dhawaaq

26th April 2025  admin  

Arrimaha ku gedaaman heshiiska shidaalka ee Turkiga iyo Soomaaliya ee muranka badan dhaliyay Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada Soomaalida dood ka abuuray warbixin ay daabacay Nordic Monitor taasi oo ka shaqeysa dabagalka iyo arrimaha cilmi baarisyada waxaana mareegtaasi ay faah-faahisay heshiis la sheegay in sannadkii la soo dhaafay ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo […]

26th April 2025  admin  

Maxaad ka ogtahay taariikhda Markabkii Culya 1 ee ka qeyb qaatay difaaca badaha Puntland ,ka hortagga falalka burcad badeednimada iyo

26th April 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, […]

26th April 2025  admin  

Dhul hodon ah , dahab , buuro , beero , beeyo , bad ,xoolo , bahalo , ugaadh intuba waa ku nool yihiin wana Cal-cad , Laasqoray, Sanaag ,

26th April 2025  admin  

Xildhibaan Kuluc oo u jawaabay Hogaamiyaha Khaatumo ee taraaraxay. Hogaamiyaha Khaatumo  Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa sheegay hadal ka yaabiyey dad badan oo ka soo jeeda beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, kaas oo ahaa in shacabka Warsangeli iyo Dhulbahante ay isku duruufo yihiin.. Shacabka Beesha Dhulbahante, oo muddo tobon sano ah ay u soo socdeen shirar […]