Category Archives: ISAQLAND
23rd November 2024 admin
Sida ay shawarma u horseedday khilaaf u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka? Dowladda Turkiga ayaa ka codsatay guddiga Midowga Yurub in ay cuntada loo yaqaan “Shawarma” aqoonsadaan in asalkeeda Turkiga yahay oo ay u diiwaan geliyaan sida wax soo saarka dhaqameed ee magaciisa ku jira wadamada Midowga Yurub. Cuntadan fudud aoo dad badani ay jecel yihiin […]
23rd November 2024 admin
Go’aannada ay caawa soo saareen qaar ka mid ah xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranku waa kuwa aan xambaarsanayn aragti heer qaran ah oo u adeegaysa midnimadda iyo nidaamka heshiiska lagu yahay, waxayna hareer marsan yihiin sharciga iyo dastuurka dalka. https://x.com/M_Farmaajo/status/1851698722645643662/photo/1
23rd November 2024 admin
Puntland maxay ka tiri inay iyagu diideen in shidaal laga baaro deeganadooda? Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay hadal uu sheegay wasiirka Batroolka iyo Macdanka ee dowladda Federalka oo ku eedeeyey madaxda maamulkaas iyagu diideen in deegaanadaas laga sameeyo howlo sahmin shidaal ah. Wasiirku dowladaha madaxtooyada Puntland Cabdifitaax Maxamed Nuur oo BBC-da la […]
23rd November 2024 admin
Xildhibaan Faysal Wahaabi, oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka Sanaag ee dawladda Federaalka ayaa jawaab fiican o u qalmo siiyey Weriye u shaqeeya idacadda uu gaarka u leeyaha eCali Cabdi Awaare oo aad ugu xiran maamulka Somalilnand iyo hogaamiyaha Jabuuti, dhowaana madaxweynr Culusoow uu la taliyihiisa u magcaabay wariyahan ayaa ka mid […]
23rd November 2024 admin
Qaabilaada Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad, Mudane Mohamed Mohamoud Isse, iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, ayaa caawa ka qeyb-galay kulan ay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda, Mudane Ilyaas […]
23rd November 2024 admin
Haddii khariiradan aan horay loo soo bandhigin oo ayna Soomlidu horay u arag sidee xafladdii shidaal soo sarka ee degaanada beelaha Hawiye ay si khalad u soo geshay. Madaxweyne Cu.usoow adiga iyo abtigaa Cabdirisaaq jawaab tan ka fiican raadiya.