27th November 2024 admin Category :
Dowladda Puntland ayaa go’aansatay in 10% Dekadda Boosaaso Cashuurta laga dhigo Shillin Soomaali iyo in $10 iyo wixii kayar aan la isugu diri karin adeega lacagta danabeysan sida SAHAL iyo E-DAHAB.
Madaxweyne Deni ayaa go’aanka Dowladda ku dhawaaqay kadib soo jeedinta Guddigii arrimahan loo saaray iyo latashiyo badan oo Dowladdu la sameysay Ganacsatada iyo dadka kashaqeeya arrimaha sicirka sarifka