7th September 2024  admin  Category :

Magaaladda Toronto ee dalka Canada waxaa ku soo dhamaaday ciyaaraha todobaadka Soomaalida Canada oo sanadkii 31aad lagu qabanayo magaaladaas,waxaana habeemkii xalay guushu ku raacday kooxda Cardiff ee ka yimid i dalka Ingiriiska, waxayna ka badiyeen kooxda Seef ee magalada Toronto, iyaga oo kaga badiyey Hal goal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*