
5th December 2023 admin Category :
Cali Sandule oo noqday Murashaxii ugu horeeyey ee sheegay inuu Sool iyo Sanaag madaxweyne u noqonayo. Cali Sandule waa ninkii laascaanood gacanta u geliyey SNM. Waana ninka ugu fiican ee la shaqaysan kara kooxda Viila Wardhiigleeey