19th October 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Taariikhda ay SNM doonayaan in Soomaali inteeda kale ka gadaan.

Boobe Yuusuf oo hadda u  jooga beesha Isaaq  halkii  Cabdi Waraabe intuuna siqoobin  u joogay  oo   horay  isaga oo Aljazeera la hadlayey   u sheegay “inay iyagu Soomaali ugu geesisan yihiin oo ay baacsan jireen Soomaalida kale,  ayaa maalmahan Khuraafaad ka hor  sheega warbaahinta. Isaguna isaga oo cuqdadaysan oo caraysan ayuu Sirqoobayaa,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*