7th September 2024  admin  Category :

Caaqilka Guud ee beelwaynta Dubays caaqil Sharmarke Warsame Dalmar oo si adag uga hadlay xaaladda Magalada Laascaanood, isaga oo sheegay inay beel ahaan si kasta u garab taagan yihiin walalohooda Gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*