29th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo usoo booteeyey Puntland

Wasiirkii waxbarashada Soomaaliya Qoodax Bare oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa marka uu ka soo bootayn jiray Muqdisho ayaa bulshada reer Puntland iyo maamulkuba ayna arintaas siday ahayd uga hor tegin ama uga jawaabi jirin, ilaa markii danbe indhaha lagu wada qaaday Caruurtii reer Puntland oo laga cuna qabateeyey Shahaadadii Dugsiga sare.

Maanta Sidoo kale Gudoomiyaha Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan  Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si Booto ah uga jawaabay codsi uu dhowaan madaxweyne deni u diray ganacsatada Puntland oo la xiriiray in aysan wax Raashin ah u rarin meel ka baxsan Puntland si loo beekhaamiyo Raashinka yaalla gudaha Puntland.

Jeyte ayaa ku hanjabay in haddii aysan Puntland ka laaban go’aankaas ay dadka Reer Hiiraan ganacsigooda la aadi doonaan dekedaha kale ee Soomaaliya islamarkaana ay joojin doonaan Khudaarta loo iib-geeyo degaannada Puntlan

Jeete Dekedda Boosaaso ayuu ka hadlay, bal ha la waydiiyo dadkii lagu xasuuqay Hiiraan 1991

Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 677 Warning: Attempt to read property "user_id" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 28 Warning: Attempt to read property "comment_ID" on null in /customers/6/5/a/allsanaag.com/httpd.www/wp-includes/comment-template.php on line 48 Leave a Reply to Anonymous Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*