
20th May 2026 admin Category :
Wasiiraddii hore ee dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Hodan Siciid Xasan, oo tageero ka helaysa madaxweynaheeda Puntland Cabdulaahi Siciid Deni iyo Dawladeeda ayaa ku guulaysatay in dhalinyarada Boosaaso iyo guud ahaa Puntland ay u dhisto Garoon kubadeed oo qurxoon.









