27th December 2024 admin Category :
Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday in Puntland konteenaro looga soo dajiyo SNM waxayna taasi badalkeeda canshuur dheeraad ah ku soo rogeen badeecada aan daruuriga ahayn ee laga
keeno deegaanada maamulkaasi.
Xildhibaanka aan gacanta taagin, oo ka midka ah Gudoonka Baarlamaanka Puntland , Waa xildhibaan laga soo doorto gobolka Sool.