28th December 2024 admin Category :
Qowmiyadda Oromada, Itoobiya eeĀ Boosaaso ku nool ayaa sheegay inay Nabad iyo Nolol ku haystaan Gudaha Soomaaliya gaar ahaan Puntland,waxaana ay sheegeen inaysan dalka Marti ku ahayn oo ay Waqti dheer ku noolaayeen.