
22nd February 2025 admin Category :
Shirkada duulimaadka Ethiopian AIrline qeybteeda Rakaabka ayaa maanta si rasmi ah uga biloowday duulimaadkeed Boosaaso Adisababa iyo caalamka intiisa kale taas oo todobaadkii 3 maalin ka dhoofidoonta Boosaaso ka dib munaasibad maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso

