25th October 2024  admin  Category :

Bogaadin iyo Mahadnaq.

Tubtii tacliintaa soo talaabsatay hagaanka Tacliinta Gobolka sanaag oo ay horay u ahayd degmada Buraan, ayaa markale iftiin ka soo bidhaamay’waxaana muuqday Yadidiilo iyo Himilooyin ay horsedayaan dad de’yar 21kii sano ee u damayey ka Qalinjebiyey Jaamacadaha gudaha iyo dalka dibida wax ku soo bartay.

Dhalinyaradan ayaa dib u soo cusboneysiinaya Kaalimihii Tariikhda iyo Xadaarada waxbarashada horey loogu yiqiin Mandaqada Buraan.

Buraan waxaa wax ku soo bartay Masuuliyiin farabadan oo ay ka midyihiin Madaxda dalka oo iminka xilal kala-duwan ka haya Dowlada Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*