11th June 2026 admin Category :
Biyo dhaca Lamadaya oo markii ugu horaysay dushiisa ay Kamaradi qabatay.
Biyo dhacan ayaa ku yaal Buuraha barakaysan ee Calmadow degmada Laasqoray, gobolka Sanaag maamulka Puntland