19th September 2024  admin  Category :

Khayre oo siyaasiyiin ka soo wada jeeda Dirta Waqooyi u magcaabay guddigga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda

Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qaban qaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya.

Guddigan uu magacaabay raiiusl wasaaraha Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan qaban qaabada,sanadguuradii 59,aad ee ka soo wareegatay xorriyadda,midnimada iyo dhalashada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed,kaasi oo ka kooban 7 xubnod.

Gudoomiyaha Gudigan Waa Dirta Waqooyi

Kan labaad Waa Dirta waqooyi

Kan saddexaas waa Beesha Raxan wen

Kan Afraad waa Hawye

Kan shanaad waa beesha shanaad, Yaxar

Kan lixaad wa Dirta Koonfureed

Kan todibaad waa xerta Leelkasaha ee la shaqaysata SNM iyo USC

halkan ka akhriso magacyada guddiga:

1: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiirka Warfaafinta Guddoomiye.

2: C/raxmaan ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Xubin

3: Xasan Cali Maxamed,Wasiirka Gaashaandhigga xubin.

4: Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha Xubin.

5: Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xubin.

6: Deeqa Yaasiin Xaji Yuusuf wasiirka haweenka iyo xuquuqulinsaanka xubin.

7: Sadiiq Xirsi Warfaa Wasiirka Shaqada iyo Shaqalaaha xubin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*