18th February 2026 admin Category :
Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo waraabka Puntland Axmed Shire Siciid ayaa Beeralayga deegaanka Ceel-daahir ku wareejiyey Cagaf-cagaf loogu talagalay in ay ku hormariyaan beeraha .