
12th March 2025 admin Category :
Hal sabab ayeey Muqdisho u joogaan, waana Iticraaf raadinta beeshooda.
Sifir, Buubaa, Ridwaan iyo Oomaar ayaa horay u soo qabtay xilkan Iticraaf raadinta beesha Isaaq oo ay maanta hayaan Cabdi Fataah, Maareeye, Fawsiyo iyo Ina Cumar Cartan. Berito markay xilalakan Xildhibaanimada waayaan Hargaysa ayeey ka degayaan, Shaqadooda ay Muqdisho u joogaan maanta waa inay reer Muqsisho kiciyaan