![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/06/BAAAAA.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Barlamaanka Puntland oo Isku Raacay Ajandayaasha Kal-fadhigooda 44aad.
Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey lahaa dood dheer ayaa waxa ay soo saareen qodobada ay kaga hadli doonaan kalfadhiga furmay ee 44aad.
![](https://www.sanaagpost.com/spost/wp-content/uploads/2019/06/64218159_696621760792548_6676099368220622848_n.jpg)