26th November 2024 admin Category :
Tarsan iyo Yariisoow jidkii ay ku mudaharaadi jireen iyaga oo soo kiciyey Qurba joogta ka soo jeeda beeshooda xilligii Cabdulaahi yuusuf madaxweynaha ka ahaa ayaa maanta waxa iyaguna ku banaan baxay maanta madaxweyne Farmaajo, qurba joogta ka soo jeeda beesha Digil iyo Mirifle