19th September 2024  admin  Category :

Baarlamaanka Puntland oo galay fasax Markii ay madaxweynaha soo doorteen oo ay u ansixiyeen golhiisii Wasiirada Puntland.

Xildhibanada Puntland ayaa shaqeeya oo qura maalmaha madaxweynaha la dooranayo, golihiisa wasiirada la ansixinayo iyo Gudoomiyaha Baarlamaannka oo laga soo doorto gobolka Sanaag haddii madaxweynaha Puntland uu Mooshin ka keeno xilka looga qaadayo  Gudoomiyaha Baarlamaanka.

In badan badan oo ka mid ah  Xildhibaanada Puntland waxay aaminsan yihiin in shaqadooda intoodii badnayd ay qabteen, waana tn keentay inay fasax galaan oo shan sano ka dib la maqlo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*