
15th November 2025 admin Category :
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, suldaanka guud ee Puntland ayaa soo saaray go`aano culus oo kuwajahan xaaladda faragalinta lagu sameeyey beelaha gobaladaas ee katimi dhinaca SSC-Khaatumo.
Isimada ayaa wararku sheegayaan in ay iclaaminayaan shir ka dhacaya magaalada Xiingalool oo looga hadli doono jawaab laga baxsho Talaabada SSCKHaatumo & Dawladda Faderaalka katimi.
Isimadda ayaa sheegay in ay ka tirsan yihiin Puntland waxna ka dhisteen.








