11th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Jubaland, oo hadda ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka mid noqday siyaasiin ka hor yimid qorshihii mudo kororsiga ahaa ee shalay loo sameeyey xukuumadda iyo baarlamaanka Jubbaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*