Haweeneey daawooyinka la isku caddeeyo marisay lix cunug oo ay dhashay iyo wixi ay la kulantay
Haweeney ka soo jeeda waqooyiga dalka Nigeria ayaa ka niyad jabtay kaddib wiilkeeda oo labo jir ah markii uu isbeddelay midbaka wajiga iyo lugaha.…
Haweeneey daawooyinka la isku caddeeyo marisay lix cunug oo ay dhashay iyo wixi ay la kulantay
Haweeney ka soo jeeda waqooyiga dalka Nigeria ayaa ka niyad jabtay kaddib wiilkeeda oo labo jir ah markii uu isbeddelay midbaka wajiga iyo lugaha.…
Odayaasha dhaqanka beesha Duduble ee (Maxamuud Hiraab) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo culus u soo jeediyey Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Al-Cadaala iyo beesha Saleebaan, gaar ahaan macawiisleyda degan degmada Baxdo.
…“Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waxay si cad u beeninaysaa eedaymaha la faafiyay ee la xiriira Xarunta ay dhawaan ka furtay magaalada Gaalkacyo ee daanta Galmudug” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dowladda Federaalka …
Maxaa ka dhalankara xariga duqa magaalada Istanbul oo si weyn uga soo horjeeda Erdogan?
Duqa magaalada oo si weyn uga horjeeda madaxweyne, Recep Tayyip Erdogan, ayaa si rasmi ah loo xiray iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq.
Ekrem Imamoglu oo ah …
Maamulka Degmada Buraan oo Gudiga Taakulada Ciidamada Puntland ku wareejiyey Xoolo iyo Raashin ay ku Garab Istagayaan ciidamada Dowaldda Puntland Axmed shaam
…Duqa Muqdisho“Gudoomiyow hadey shaqadaada fiicnaan weyso waa ku badalayaa ileen faa’iido badan malihid qof shaqada igaaga dheelaayo marabo”
…𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚
…Ra’iisul Wasaare Xamsa xukuumaddeydu waxey u guuri doonta jiidaha hore ee dagaalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagu ciribtirayo …
Sheekadii dhexmartay Axmed Madoobe iyo janaraalkii Itoobiyaanka ahaa ee gacanta ku soo dhigay isaga oo dhaawac a
Dhiig badan oo Itoobiyaan ayaa lagu shubay. Waxaan kuu sheegayaa in dhiigiisu yahay Itoobiyaan” ayuu si kaftan leh u yiri Amabasadoor Wondomu Asamenew …