Author Archives: admin

MADAXWEYNAHA OO KA QEYBGALAY AAS QARAN OO LOO SAMEEYAY AHUN XILDHIBAAN CALI AXMED MAXAMUUD OO KA TIRSANA GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND.

MADAXWEYNAHA OO KA QEYBGALAY AAS QARAN OO LOO SAMEEYAY AHUN XILDHIBAAN CALI AXMED MAXAMUUD OO KA TIRSANA GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka …

SULDAAN SICIID IYO DENI OO KULMAY

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Siciid Jaamac Qorsheel iyo Xildhibaan Faysal Wahaabi.

War saxaafadeed

Madaxweyne Farmaajo ” QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA

QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA

Qodobbada ka soo baxay shirka aan loo …