Siyaasiyiinta Hawiye oo ku gor gortamaya in Itoobiya ay Hobyo u so guurto, markaas ka dibbna ay wax walba raali uga noqonayaan
…#Somali– Somalia and Ethiopia will come together in meetings hosted by Türkiye.
Somali authorities plan to grant
Siyaasiyiinta Hawiye oo ku gor gortamaya in Itoobiya ay Hobyo u so guurto, markaas ka dibbna ay wax walba raali uga noqonayaan
…#Somali– Somalia and Ethiopia will come together in meetings hosted by Türkiye.
Somali authorities plan to grant
Kaluumeysato u dhintay walax ku jirtay dhalooyin ay badda ka heleen iyo walwal ka dhashay geeridooda
Afar nin oo kalluumaysato ah oo sida la sheegay u dhashay dalka Sri Lanka ayaa waxay u geeriyoodeen waxyaalo ay ka cabeen dhalooyin ay …
Gobol kamid ah Canada oo Soomaalida siiyay todobaad u gooni ah oo ay xusaan dhaqankooda
Downlad gobaleedka Alberta ayaa ku dhawaaqday in 25-ka June ilaa 1-da Luulyo loo aqoonsan doono toddobaadka Dhaqanka Somalida ee Alberta.
Wasiirka Socdaalka iyo arrimaha jinsiyadaha …
Hambalyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda 64-guurada ka soo wareegtay maalinta xorriyadda, midnimada iyo dowladnimada Soomaaliyeed ee ku astaysan 1-da Luulyo 1960-kii.
…Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso wasiirka Arrimaha dibedda.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda …
Muxuu James Swan ku sheegay warbixintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka?
James Swan oo ah madaxa xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa shalay warbixin kooban oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya siiyay Golaha Amaanka ee Qaramada.
Waxa uu kaga hadlay amniga, bixitaanka ATMIS, …
Darbijiifkii nolosha adag soo maray ee hadda loo shaqeeyo
Sabona Buulo waxa uu ku dhashay kuna barbaaray magaalo lagu magacaabo Kofele. Waxa uu xasuustaa in uu reerkiisii ka soo tagay oo waddada hooy ka dhigtay isaga oo siddeed jir ah.…
Ruushka oo Mareykanka uga digay “cawaaqib” kadib weerarkii Crimea
Kremlin-ka ayaa Isniinta maanta ah uga digay Maraykanka “cawaaqib” waxayna u yeertay safiirkeeda, maalin kadib markii Moscow ay sheegtay in weerar ay Ukraine u adeegsatay gantaal Mareykanka uu sameeyey uu afar …
Haweeneey 12 sano isbitaalka dhimirka ugu jirtay in la fahmi waayey luuqada ay ku hadasho
Dalka Maraykanka, askari ka tirsan booliska Kansas ayaa haweenay da’ ah ka helay qol ay kaga jirtay Kaniisadda Methodist Christian ee Manter, iyadoo xirnayd dhar …
Guriga Faadumo Jaamac Jibriil ee Baydhabo oo uu xoog ku haysto Sheekh Aadan Madoobe, Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya
“Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh yaan la iga aasin haddii ay dhintaan, gurigeygii Baydhabo waxaa xoog ku haysta Aadan Madoobe,” Faadumo Jaamac Jabriil …