Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.
…Firdhiye ‘oo doonaya’ iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.
…Diidiinka ugu da’da weyn dunida ee u dabaal dagaya dhalashadiisa iyo waayihii uu soo maray
Diidiinka ugu da’da weyn dunida oo lagu magacaabo, Jonathan oo ku nool dalka Seychelles, ayaa waxaa loo dhigayaa toddobaadkaan munaasabad loogu dabaal dagayo dhalashadiisii 191-aad. …
Maleeshiyaadka beelaha Hawiye hub ay magaca dawladda ‘SOomaaliya ku so ibs0adeen oo si qarsoodi ah ugu soo wadeen gobolada dhexe, oo ay maalmahan ku dagaalamayeen beela ha Leelkase iyo Mareexan ayaa maanta lagu qabtay degrada Caabud waaq
…Hebel baa soo
Magaaladda Toronto ee dalka Canada waxaa ku soo dhamaaday ciyaaraha todobaadka Soomaalida Canada oo sanadkii 31aad lagu qabanayo magaaladaas,waxaana habeemkii xalay guushu ku raacday kooxda Cardiff ee ka yimid i dalka Ingiriiska, waxayna ka badiyeen kooxda Seef ee magalada Toronto, …
Maxaad ka taqaanaa 5 ta dal ee ay ku yaalaan masaajidda ugu badan caalamka?
Inkasta oo masaajidadu yihiin meel ay ku cibaadaystaan dadka muslimiinta ah, hadana taariikhda Islaamka iyo waaqaca haatan lagu jiro labadaba, masaajidada ayaa ah meel ay danahooda …
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo laga Guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirennimo
Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo Axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda …