Author Archives: admin

CARDIFF OO KA GUULAYSTAY SEEF

Magaaladda Toronto ee dalka Canada waxaa ku soo dhamaaday ciyaaraha todobaadka Soomaalida Canada oo sanadkii 31aad lagu qabanayo magaaladaas,waxaana habeemkii xalay guushu ku raacday kooxda Cardiff ee ka yimid i dalka Ingiriiska, waxayna ka badiyeen kooxda Seef ee magalada Toronto, …