Biden oo ku dhowaaqay in aanu u tartami doonin dib u doorasho
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray ololihiisa dib u doorasho.
Biden ayaa qoraal uu …
Biden oo ku dhowaaqay in aanu u tartami doonin dib u doorasho
Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray ololihiisa dib u doorasho.
Biden ayaa qoraal uu …
Reer Boorama, waa dad xor ah lama caburin karo”.
…Xildhibaano Golaha Shacabka horgeeyey mooshin ajendle
Tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa horgeeyay golaha mooshin ku saabsan wax ka baddalka ajandayaasha maalmahan ay ka doodayeen.
Xildhibaanadan ayaa dalbaday ka doodista arrimo ay ka mid …
Gobolkee ku yaallaan xirmooyinka shidaal ee dowladda Turkigu ka bilaabayso baarista iyo qodista?
Maalmo ka hor ayey ahayd marii magaalada Ankara ee dalka Turkiga ay heshiis ku saabsan shidaalka ay ku wada saxiixdeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga sida ay daabacday …
Sanatar Dhagey “Xukuumadda wax aan micno lahayn ayay ku Mashquul santahay cid la xisaaabtami kartana Ma jirto, Adduunka waxaan uga necbahay Guddoomiye qof hadlaysa soo dhax gala”.
…MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY WAKIILKA ARRIMAHA SIYAASADDA IYO XIRIIRKA CAALAMIGA AH.
Garoowe: 20 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 20-ka Luulyo 2024, kuna saabsan magacaabid Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo …
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Turkigu xaqa u siinaya in uu shidaal ka qodo gudaha badda Soomaaliya?
Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa waxay heshiis baaris shidaal ah la saxiixatay dawladda Turkiga kaas oo uu Turkigu shidaal ka baari doono saddex aag …
Isra’il oo duqeysay magaalada Xudeyda ee Yemen
Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee Isra’il Sabtidi shalay duqeeyeen dekadda magaalada Xudeyda ee dalka Yemen.
Weerarkan ayaa yimid, …