Maamulka Jubbaland ayaa Xildhibaanadii ku metelayey Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday inay wada tashi dib ugu soo laabtaan maamulkooda
…Author Archives: admin
WAA JECELNAhAY MADAXWEYNAHA
Xildhibaanaddii beesha Isaaq oo ku taageeray madaxweynaha Soomaaliya Mooryaanimada uu dalka ku hogaaminayo
…Wasiir Maxamed Maareeye โBaarlamaanku waxa ay diyaar u yihiin in ay ka gudbaan doorashadii 2022 ee dhibka badan laga soo maray.โ pic.twitter.com/e6epoomuas
— Omar Abraar (@OAbraar) November
Wasiiro iska casilay dawladda Culusoow
Wasiiro ka soo jeeda beelaha Daarood ee Ogaden iyo Mareexan ayaa iska casilay dawladdii Somaaliya, ka รฐib matkii ay u adkaysan waayeen dagaalฤทa uu madaxweyne Culusoow kula jiro degaanadooda.
Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Waxbarashada XFS oo is casilay, kana soo jeeday …
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐ฒ w๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐y ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐ฒ w๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐y ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey Agaasime Goboleedka EMRO ee Hayโada Caafimaadka Adduunka WHO …
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud
Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan, si ay dowladda …
Sida ay shawarma u horseedday khilaaf u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka?
Sida ay shawarma u horseedday khilaaf u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka?
Dowladda Turkiga ayaa ka codsatay guddiga Midowga Yurub in ay cuntada loo yaqaan “Shawarma” aqoonsadaan in asalkeeda Turkiga yahay oo ay u diiwaan geliyaan sida wax soo saarka dhaqameed …
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray muddo kororsiga
Go’aannada ay caawa soo saareen qaar ka mid ah xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranku waa kuwa aan xambaarsanayn aragti heer qaran ah oo u adeegaysa midnimadda iyo nidaamka heshiiska lagu yahay, waxayna hareer marsan yihiin sharciga iyo dastuurka dalka.
https://x.com/M_Farmaajo/status/1851698722645643662/photo/1…Puntland maxay ka tiri inay iyagu diideen in shidaal laga baaro deeganadooda?
Puntland maxay ka tiri inay iyagu diideen in shidaal laga baaro deeganadooda?
Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay hadal uu sheegay wasiirka Batroolka iyo Macdanka ee dowladda Federalka oo ku eedeeyey madaxda maamulkaas iyagu diideen in deegaanadaas laga …
Xildhibaanka gobolka Sanaag
Xildhibaan Faysal Wahaabi, oo ka mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka Sanaag ee dawladda Federaalka ayaa jawaab fiican o u qalmo siiyey Weriye u shaqeeya idacadda uu gaarka u leeyaha eCali Cabdi Awaare oo aad ugu xiran maamulka Somalilnand …
Qaabilaada Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Qaabilaada Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad, Mudane Mohamed Mohamoud Isse, iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, ayaa caawa ka qeyb-galay …