24th October 2024  admin  Category :

Ciidanka Puntland ayaa dulleedka magaalada Badhan ku qabtay xubno ka tirsan argaggixisada oo ku sii jeeday buuraleeyda, xubnahan mid ka mid ah ayaa ciidanku toogteen.  

Hadaba, ragan argaggixisada ah ayaa ka soo kicitimay Koonfurta Soomaaliya, waxeeyna soo mareen magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo. Xubnahan ayaa doonayey ineey ku biiraan argaggixisada ku dhuumaaleeysaneeysa buuraleeyda si dhib ay ugu geeystaan shacabka Puntland.

Argaggixisada Soomaaliya waxaa qeeyb weeyn ka qaata maalgellintooda Maamul Goboleedka Hargeeysa si Soomaaliya inteeda kalle aysan u deggin. Hadaba, sida ay iyaga iska dhaadhiciyeen SNMta ayaa ah in Koonfurta Soomaaliya haddii ay burburka ku sii jirto ay iyagu aqoonsi ka hellayaan caalamka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*