28th March 2024  admin  Category :

Barnaamijka Dood Wadaag ayaa looga dooday arrimo ku aadan amni xummida ku soo korodhay dalka Soomaaliya iyo sida loo suggi karo amniga; hase ahaatee, qaabka ugu wannaagsan ee loo suggi karo amniga dalka Soomaaliya ayaa ah mid aan isku si loo arag.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*