
4th October 2026 admin Category :
Beesha Xawaadle iyo Alshabaab oo heshiis kal saxiixday
Markii uu mar labaad labaad Xasan Culusoow uu xoog ku muquuniyey in maamulkka Hirshabelle ay beeshiiisa Abgaal hogaamiyaan ayaa beesha Xawaadle oo dhiig badan u daadiyey la dagaalanka argixisada oo looga baxay ayaa hadda dantu ku khasabtay inay u sii dhiibaan alshabaab
Doorashada Hirshabeelle, waxa 78 kursi oo ka mid ah 99-ka kursi ee Baarlamanka maamul kaas heley ururka dowladda ee JSP ee Xasan Culusoow








