20th September 2024  admin  Category :

Haweenka Gobolka Sanaag ayaa agab u geeyey ciidanka ku suggan jiida horre ee Yubbe, ciidankaas ayaa ah kuwo diyaar u ah ineey dhegta dhiiga u darraan canaasiirta ka soo duushay Hargeeyse iyo Burco.

Hadaba, meesha shacabka ay halgan ugu jiraan difaacidda dhulkooda, ayaa qaarna waxeey bariis kulla cunnayaan magaalada Hargeeysa cadawga dalka ku soo duulay taas oo ah ayaan darro aad u weeyn.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*