26th December 2024 admin Category :
Innaalillaahi wa-innaa ileyhi raajicuun. Geeridu waa xaq! Abwaan Saxardiid Maxamuud (Jebiye), ayaa Hargeysa ku geeriyooday
Jebiye wuxuu ka mid ahaa halabuurkii fanka Soomaalida bud-dhigaha u ahaa, gaar ahaan heesihii halganka sida “Aan maalno hasheenna maandeeq”