23rd October 2024  admin  Category :

Magaalada Cawsane waxaa ka dhacay shir looga hadlayey amniga gobolka Sanaag iyo Haylaan. Shirkan ayaa diirada lagu saaray sidii deegaanada looga sifeen lahaa argagixisada shayaadiinta ah ee dhawaan deegaanada dad ku laayey.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*